Wasiirka Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Boqortoyada Sacudi Carabiya

Bulsha:- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dalka Soomaaliya, Mudane  Cabdi Saciid Muuse Cali ayaa kula kulmay magaalada Munich ee dalka Jarmalka Wasiirka Arrimaha Dibadda boqortooyada Sacudi Carabiya.

Kulankan oo gaar ka ahaa shirka amniga ee ka socda magaalada Munich ayaa labada wasiir waxa ay ugaga wadahadleen sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka iskaashi ee u dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Boqortoyada Sacudi Carabiya.

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Cabdul Saciid Muuse Cali ayaa kamid ah madaxda caalamka ee ka qeybgalaysa shirka amniga ee ka socda magaalada Munich waxana uu sidoo kale ula kulmay wasiirka Arrimaha Dibada Austria H.E Karl Nehammer.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment