Faransiiska oo loo haysta niyukliyeer uu ku tijaabiyay dal ka tirsan Afrika

Bulsha:- Hey’ad u doodda xuquuqul insaanka, ayaa isku diyaarineysa iney Faransiiska u gudbiso maxkamadda dambiyada caalamiga, si ay magdhaw uga siiso dhibanayaasha tijaabooyinkii Nukliyeerka ee lagu sameeyey dalka Algeria sanadihii 1960-kii.

Ololaha caalamiga ah ee baabi’inta hubka Niyukliyeerka (ICAN) Algeria, ayaa waxey sheegeysaa in dad badan ay soo gaareen halista cudurka Kansarka, iyo sidoo kale dhibaato hide side, kadib lixdan sano oo qaraxan niyukliyeerka la sameeyey.

Dowladda Faransiiska ayaa ku guul dareysatey iney ka jawaabto dalabaad soo noqnoqda, ee ku aadan in dadka ay dhibaatadu saameysay la siiyo maghaw, ayuu yiri ururka.

Madaxweynaha Algeria, Cabdulmajiid Tebbuuni, ayaa taageerey dalabyada magdhawga lagu baadi goobayo.


 

OFFice Nairobi Kenya










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment