Afhayeenka Xukuumadda Mocalimuu oo Xildhibaan Golaha Shacabka loo doortay

Bulsha:- Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa weli waxaa ka socota doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay kursiga labaad ee Golaha Shacabka

Maxamed Ibraahim Moalimuu ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#068 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Beledweyne.

Kursiga Hop#068 ayaa waxaa horay ugu fadhiday Faadumo Faarax Ibraahim, balse sanadkaan laga wareejiyay, isla markaana uu ku guuleystay Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Moalimuu.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment