Taliyaha Ciidamada Lugta Gen Biixi oo gaaray Beledweyne

Bulsha:- Taliyaha ciidamada lugta General Biixi iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa gaaray maanta magaalada Beledweyne.

General Biixi ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay taliyaha guutada 27aad General Tredice iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Gen Biixi uu la kulmay General Abuukar Xuud oo ka soo horjeeda maamulka Hirshabelle.


Gen Xuud ayaa la filayaa in goordhow uu la hadlo saxaafada kana ka hadlo isbedel ku yimid mowqifkiisa Maamulka  Hirshabelle.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment