Macalimad talaashay arday ay wax u dhigto oo la xiray laguna soo oogay Dambi

Bulsha:- Macalimad u dhalatay dalka Mareykanka waxna ka dhigta iskuul kuyaala magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa xabsiga la dhigay, kadib markii lagu eedeeyay in ay talaashay weel kamid ahaa ardayda ay waxbarto.

Laura Russoay , oo ah macalimad dhigta maadama bayoolajiga, ayaa dhawaan ciidamada amaanka xabsiga dhigeen, waxaana macalimadan lagu eedeeyay iyada oon xirfad caafimaad laheyn in ay talaashay arday.


Booliska New Yourk waxay sheegeen in macalimad Laura Russoay ay ardeyga gurigeeda ku siisay tallaalka kahor taga Covid-19 iyadoo aan wax ogolaansho oo sharci ah heysan sidoo kale aan fasax ka helin waalidiinta ardeyga.


Macalimadan oo hada ku jirta xabsi ayaa wajaheysa eedeymaha dambiga lagu soo oogay, waxaana hadii lagu helo dambiga lagu eedeeyay ay wajihi kartaa xabsi gaaraya ilaa afar sanadood.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment