Gudoomiyihii guddiga doorashada Galmudug oo xilka laga qaaday

Bulsha:- Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa waxaa soo kala dhex galay khilaaf la xiriira guddoonka guddiga.

Kulan ay yeesheen xubnaha Guddiga doorashada Galmudug (SEIT) ayaa xilka looga qaaday guddoomiyihii guddigaas Maxamed Daahir Guuleed.

Kulankaas ayaa sidoo kale Guddiga doorashada Galmudug ayaa waxay Guddoomiye u doorteen Maxamed Qaasim Turaabi oo ahaa Xoghayihii Guddiga.

Hase yeeshee guddoomiyihii xilka laga qaaday ayaa beeniyay in xilka qaadis lagu sameeyay isagoo ku tilmaamay qoraal lagu shaaciyay in xilka loogaga qaaday mid been abuur ah.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment