DAAWO: Wasiir Duraan “Beeshayda (Leelkase) waxaan ugu baaqin inay Puntland ka tashtaan”

Bulsha:- Wasiirka Duulista Hawada XFS Duraan Axmed Faarax, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni in shaqsi uu wato uu u boobay kursiga summadiisu ay tahay HOP#166, ee beeshiisa (Leelkase), uuna kamid ahaa musharixiintiisa.

Wasiir Duraan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho oo uu ku laabtay saacado kahor, ayaa ugu baaqay beeshiisa inay ka tashato aayahooda, si mar dambe aysan ugu dhicin boobkan loo geystay matalaadooda.

Waxaa sidoo kale uu hambalyo hordhac ah u diray Xildhibaanka ay Madaxtooyadda Puntland u xirtay kursiga beeshiisa, isagoo ugu baaqay inuu si wanaagsan ugu adeego dadka uu matalayo, ee aan dooran.







Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment