Daawo:- Shir loogu qareemayo waxbarashada gabdhaha oo ka dhacay Dhadhaab

Bulsha:- Shir looga hadlayay horumarinta waxbarashada gabdhaha degaanka Dhadhaab iyo kuwa xeryaha qaxootiga ee isla Dhadhaab laguna soo bandhigayay u qareemidda waxbarashada gabdhaha ayaa lagu qabtay magaalada Dhadhaab ,waxaana shirkan ka soo qaybgalay mas'uuliyiin ka socday waxbarashada Dhadhaab, guddiga xeryaha qaxootiga, maamulayaasha iskuulada degaanka iyo xeryaha qaxootiga iyo waalidiin.

Shirkan waxaa soo qabanqabisay hay'adda NOMAD LINK KENYA oo ka shaqaysa arimaha waxbarashada, taas oo ay aas-aaseen dhalinyaro ka soo jeedda gobolka Waqooyi Bari.

Warbixintan waxaa Dhadhaab ka soo diray wariyaha VOA-da Axmed-nuur Maxamed Cabdullahi Yogol.

Halkaan Hoose ka dhageeyso









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment