Daawo:- Beesha Caalamka Oo Ku Soo Biirtay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

Bulsha:- Waxaa goordhaw shirka golaha wadatashiga qaranka oo ka socda magaalada Muqdisho maalintiisi labaad ku soo biiray wakiilada beesha caalamka.

Shirka oo lagu gorfeynayo arrimaha doorashooyinka ayaa maanta waxaa goobjoog ah safiirada dalalka caalamka ee fadhigoodu yahay muqdisho.

Waxaa sidoo kale kulanka diiradda lagu saaraya sidii loo xoojin lahaa taageerada beesha caalamka ee dooradhada dalka.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment