Daawo:- Nin lahaa 57 xaas iyo boqolaal caruur ah oo geeriyooday isagoo 74 jir ah

Bulsha:- Simon Odo, oo loo qayaan “Boqorkii Shaydaanka ayaa geeriyooday asagoo da’diisu ahayd 74, sida uu xaqiijiyey wiilkiisa Uchenna Odo.

Waxaa uu intaas ku daray in aabbihiis uu geeriyooday arooryadii hore ee Talaadadii, ka dib markii uu muddo yar xanuunsanaa.

Simon Odo ayaa ka soo jeeday tuulada Aji ee ku taal gobolka Enugu ee dalka Nigeria, halkaasoo uu ka ahaa wadaad sare oo caan ah.

Ninkan ayaa lahaa 57 haween ah oo uu guursaday kuwaasoo u dhalay carruur tiro beel noqday.

Waxa uu sheegay in uu shaydaannimada ka dhaxlay waalidkii iyo awoowayaashii balse waxa uu ku adkeystay in uusan caawin qof kasta oo raadiya sidii uu u dhibaateyn lahaa dadka kale ee la nool.

  











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment