Abiy Axmed oo shaaciyay in la soo geba-gabeeyay Wajiga Koowaad ee la dagaalanka TPLF

Bulsha:- Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalkaas oo ay kula jiraan xoogaga TPLF.

Warsaxaafadeeska ayaa ka kooban Afar qodob, isaga oo sheegay in la soo geba-gabeeyay Wajiga koowaad ee dagaalka ka dhanka ah TPLF, waxaana qodobada ay kala yihiin

1:- in wajigii koowaad ee hawlgalkii uu ugu magacdaray (Ololihii midnimadda) soo gaba gaboobay.

2:- in uu dib ugu soo noqday xafiiska shaqadiina halkiisa kasii wadi doono.

3:-in ciidamadda nooc kastoo ay yihiin iyo bulshaduba muujiyeen hal adeeg iyo geesinimo looga hor tagay cadowga.

4:- iyo fariin dadban oo uu u diray reer galbeedka oo ahayd inaysan ku soo dag dagin Itoobiya ogaadaana waxa ay yihiin.







Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment