Jubbaland oo ka hadashay weerar ay Shabaab ku qaadeen Dhoobley

Bulsha:- Dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saqdii dhexe ee xalay weerar ku qaaday saldhig ay ciidan ka tirsan maamulka Jubaland ku leeyihiin deegaanka Dhoobleey ee gobolka Jubada hoose.

Afhayeenka wasaaradda amniga gudaha ee Jubaland ayaa BBC-da u xaqiijiyay khasaaraha dhankooda ka soo gaaray weerarka, wuxuuna sheegay in laga dilay hal askari isla markaana uu gubtay baabur ay lahaayeen ciidanka Jubaland.

Al-shabaab, war qoraal ah oo ay soo dhigeen bartooda internet-ka ayaa waxay ku sheegeen inay dileen askar badan isla markaana ay qabsadeen saanado hub ah, inkasta oo Jubaland beenisay sheegashadaasi Shabaab.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment