Bulsha:- Wararka ka imaanaya Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itobiya ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay aysan ka soo dagin wax diyaarad ah Garoonka Diyaaradaha ugu wayn Itobiya Bole Airaport ee Magaalada Addis Ababa.
Wararka ayaa sheegaya in Diyaaradihii ka soo dagi jiray halkaas ay cabsi soo wajahday saacadihii la soo haafay, maadaama xaalad Deg deg ah xalay lagu soo Rogay dalka Itobiya gaar ahaan Magaalada Addis Ababa.
Sidoo kale Dalka Itobiya ayaa waxaa ku yaala mid ka mid ah Garoomada Diyaaradaha ee ugu Casrisan afrika oo ah Bole Airaport.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment