Diwaangalinta Musharaxiinta xildhibanada Golaha Shacabka oo bilaabatay

Bulsha:- Guddiga Maamulka Doorashada Kuraasta gobolada waqooyi Somaliland ayaa maanta bilaabay Diiwaangelinta ergooyinka kuraasta Gollaha Shacabka ee tirsigoodu yahay Hop 239 iyo Hop 237, Diiwaangelinta ayaa si habsamiya uga socota xaruntaVilla Rosa ee magaalada Muqdisho.

Iyada oo ay Barbar socoto qabashada Codsiga araajida  musharixiinta ee kuraasta kor ku xusan.

Maalinta berrito ah waxa  tababarkii la siin doona Ergooyinka codaynaya.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa ku sugan xarunta Diiwaan gelinta ergada iyo musharixiinta,  iyagoona xaqiijinaya dhamaan hanaanka iyo Habraacyada Doorashada Gollaha Shacabka.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment