Dhinaca Madaxweyanaha ayaa sheegay inay dib u bilaabi doonaan wada-hadalladii Somaliland, Wuxuuna sheegay intay tahay Garab ka maqan Soomaaliya inteeda kale oo aan laga Maarmin.
“Somaliland waa dad walaalaheen ah, duruufo badan iyo dhib badan ayaa soo maray oo laga yaabo inuu na kala qeybiyey, dawladdan diyaar waxay u tahay inay wadahadalladii soo celiso oo si wanaagsan oo run ah oo xaqiiq ah loo wada fadhiisto Soomaaali ma kala maaranto waa dad walaalo…” Ayuu yidhi Madaxwaynaha.

Wuxuu shacabka Soomaaliyeed ugu Baaqay inay la shaqeeyaan Dawladdooda oo ay difaaacdaan. “Dadka doonayainay isku diraan Shacabka Soomaaliyeed iyo Dawladda doonaya waxay rabaan Rabaan Dawlad la’aan, waa inaad gacan siisaan oo garab u noqotaan Dawladda iyo Ciidanka “
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment