Madooneyaa Pasport :- Dal ka tirsan caalamka oo qofkii doonaya dhalasho iyo baasaboor kaga iibinaya milyan dollar

Bulsha:-  Dawladda Mauritius ayaa ajaaniibta u soo bandhigtay fursad ay muwaadiniin ku noqon karaan iyagoo bixinaya hal milyan oo dollar oo aan celis lahayn.

Qofka qofka jinsiyadda noocaas ah dalbanaya uu yahay xaas waxaa looga baahan yahay in dadka kale oo ku tiirsan iyo qof kaste oo qoyskiisa ka tirsan uu ka bixiyo 100,000 oo doolar oo dheeri ah.

Waxaa arrintaas ku dhawaaqay ra’isul wasaaraha iyo wasiirka maaliyadda oo soo bandhigayay miisaaniyadda dalka ee 2018ka.
Siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa cambaareeyay go’aankaas, iyadoo Ashok Subron oo ah hogaamiyaha xisbiga Rezistans ek Alternativ ee wadaniyadda ku ka talax tagay uu sheegay in dhalashada dal aysan wax soo saar ahayn isla markaasna aysan sicir lahayn alaab ahaanna noqon Karin.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment