MUUQAAL: Donald trump oo Qaabilay Amiirka Qadar, Islamarkaana Badalay Luuqadii Hore iyo hadal yaab leh

Bulsha:- Madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa Qaabilay Amiirka Dalka Qadar Sh. Tamiim Bin Xamad oo Booqsho ku jooga dalka Maraykanka.


Madaxwayne Trump ayaa siwayn u badalay Luuqadiisii hore, Wuxuuna Amaan u jeediyey Dawladda Qadar, Sidoo kale Wuxuu Xulufada Sucuudigu Hogaamiyo ee Go’doomiyey dalka Qadar ugu baaqay inay Joojiyaan Taageerada ay siiyaan Xagjirka, iyadoona arintaas horey Qadar oo keliya loogu eedeeyay.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment