Bulsha:- Waxaanu Halkan idiinku soogudbinaynaa Muuqaalka Dhoolatus Cajiib ah oo ay sameeyeen Ciidamada Ilaalada u ah Madaxwaynaha dalka Turkiga ERDOGAN, iyo Xuska Munaasibada maalinta Booliska ee dalka Turkiga.
Turkiga ayaa kamid ah dalalka Caalamka Kuwooda ugu Awooda Badan, Islamarkaana wuxuu leeyahay Ciidamo badan oo kamid ah NATO, Sidoo kalana waxaa la sheegaa inay yihiin kuwa Sooma-jeestayaal ah.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment