Bulsha:- Naagaha waxay ka xumaadaan in been loo sheego gabar haddii run loo sheegayo ninka aad bay ugu kalsoonaynayaan laakin mar haddii naagta ay been kaa dareento waxaad dhihi kartaa waa u dhamaatay ninka mar dambe ma aaminayso taas waa dhab naagaha dhan way og yihiin

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment