Bulsha:- Dhaqanka soomaalida iyo afkooda aad buu usoo jiitaa dadka soomaali aan ahayn taas waxaa garan kara qof kastoo soomaali dibadda ku nool nin ajnabi markuu la saaxiibo qof soomaali ah wuxuuba ka helayaa dhaqankiis iyo hadalkiisa marka eeg labadan qof oo cadaanka an nin iyo naag oo xirtay labiska soomaali
teeda kale waxaa yaab ah dadka soomaaliyeed sidaan ku ah dibadda markay adlka tagaan ma heshiin karaa taas maxaad ka dhihi lahayd

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment