Daawo: Telefishin Caalami ah oo dood Soomaali u Qabtay “Carabtu Nooma imaan Markii aanu Baahnayn ”

Bulsha:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso badan oo ku saabsan Dood uu Telefishin Caalami ah u Qabtay Soomaali ku dhaqan dalka Ingiriiska.


Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo bandhigay Taariikhda fog ee Soomaaliya,   iyo Faragelinta kala duwan ee lagu hayo Qaranka Soomaaliya  “Carabtu Nooma imaan Markii aanu Baahnayn,   ee maanta maxay Naga rabaan “










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment