Bulsha:- Maxkamada Magaalada Hargaysa ee Maamulka Somaliland ayaa Maanta Xukuno ku riday Labo Qof oo Caruurta Xadi Jiray isla Markaasna ka Ganacsan Jiray lana Macaashi Jiray Wadamo Kale.
Halkan ka Daawo Muuqaal
Dadka la Xukumay ayaa Waxaa ay Caruur ta Xadi Jireen Gudaha Magaalada Hargaysa Waxaana ugu Danbayn Dadkaas Maanta Lagu Riday Xukuno Ciqaab ah.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment