Qoraalka Wasaarada ayaa waxaa shaqaalaha Ajaaniibta lagu faray inay iska soo diiwaan galiyaan Wasaarada.
Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ammartay is diiwaan galinta shaqaalaha ajaanibta inay tahay waajib.
Shaqaalaha laga doonaaya is diiwaan galinta ayaa waxaa kamid ah kuwa ka howlgala Hay’adaha caafimaadka gaarka loo leeyahay iyo dhaqaatiirta ajaanibta ah ee dalka jooga.

Arintaan ayaa lagu sheegay inay tahay ula jeedkeeda si loo hubiyo tayada howlwadeennada caafimaadka ee dalka ka howlgalaya, iyo in lala socdo shaqadooda cafimaad.


Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment