Bulsha:- Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay deegaano ka tirsan Galmudug oo ay kamid yihiin magaalooyinka Gelinsoor iyo Bandiiradley.
Madaxwaynaha ayaa intaasi kadib uga sii gudbay magaalada cadaado ee Xarunta u ahayd maamulka Galmudug, Halkaasi oo kumanaan ruux kusoo dhoweeyeen,Islamarkaana uu Caawa ku Hoyan doono.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment