Bulsha:- Waxaa la wada ogyahay naagaha marka la shukaansanayo ma sheegaan da’dooda inta ay tahay iyo inta nin ay la socoto wiilka marka ay rabto inay soo jiidato waxay ku wadaysaa been taas marka waa in la ogaadaa maxaa ku alifaya beentaas.
waxaa la sheegay haddii naagta ay ninka u sheegto run waxay ka baqaysaa inuu ka cararo mararka qaarkood gabadha ninka ay shukaansanayso yaya ka weyn tahay marka ninkaas haddii ay runta u sheegto waxay diidaysaa inuu ka cararo
waayo dadka soomaaliyeed marka la dhalayo inta badan lama qoro taariikhda ay dhasheen dadka maanta baasaboorada wada qaatay oo dhan da’da u qoran way iska samaysteen dadk yurub ku nool oo dhan waa da’da ay isku dhiibeen marka beenta dumarka soomaaliyeed waa caado ay shaqo ka dhigteen guud haan caalamka dumarka waa la ogyahay inay been adeegsadaan .
xitaa marka laga hadlo raaxada galmada naagta waxay fiirinaysaa ninka wuxuu ka helo hadduu raaxada ka helayo waxay iska dhigaysaa qof raaxo daran dareemayso haddii ay ogaato inuu raaxo ka helin wixii uu ka helo ayay u muujinaysaa

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment