Bulsha:- Fanaanka Nimcaan C.raxmaan Xasan ( Hilaac ) ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal, isagoo kasoo galay dhinaca Xaduudka ee dalka Jabuuti.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Nimcaan ayaa horay u tagay magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, Wuxuuna markaasi kadib Hanjabaado kala Kulmay maamulkii Wakhtigiisu dhamaaday ee Siilaanyo, Iyadoona Laga saaray Koox Faneedkii Xidigaha Geeska oo iyagu Siyaasada qayb ka ah, Waxaana Soo dhowaynta maanta magaalada uu kasoo jeedo loogu sameeyay ay u Quus goysay Kuwii Dacaayada la daba joogay.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment