Bulsha:- Naago waxaa jiro marka nal la shido kacsiga ka haado oo aan waxba dareemin, marka qolka mugdi yahayna aad u kacsado, waxaa su’aal mudan sababta maxay tahay oo naagta ku hambaarayso inay kacsato marka nalka dansan yahay oo ayna kacsanin marka nalka uu shidan yahay, runtii taas waxaa loo celinkaraa xishoodka, naagta noocaas ah xishoodkeeda ayaa aad u daran, marka ay aragto ninka wejigiisa xishood dartii ayay la damaysaa, sidee looga baabi’in karaa xishoodka noocaas ah? waqti ayay u baahan tahay oo ay ku hesho kalsooni buuxda iyo ninkeeda inuu kaalin weyn ka cayaaro sida uu uga tirtiri lahaa xishoodka, dumarka ninkooda ka xishoodo kacsiga la rabay ma heli karaan, waxaa loo baahan yahay kacsiga inuu ka xoogbadiyo xishoodka marka ay ninkeeda la joogto, marka kale waxaa la rabaa inuu xishoodka ka tanbadiyo qooqa.
raaxada mugdiga
galmada mugdiga
galmada habeenka

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment