Bulsha:- Boqolaal shacab ah ayaa maanta salaadii jimcaha ka dib Magaalada Muqdisho ka bilaabay banaanbaxyo waaweyn oo ay kaga soo horjeedaan Go’aankii Madaxweyne Trump ee Magaalada Qudus.
Wadada Maka Al-Mukarama iyo qeybo kale oo ka mid ah ayay banaanbaxyadu ka dhaceen, waxaana dadka isu soo baxay oo wejiyadooda ay ka muuqatay shucuur islaamnimo ay ku dhawaaqayaan Trump ha dhaco, Qudus waa caasimada Falastiin iyo erayo kale.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment