Daawo: Maxaa kasoo Kordhay Xiisadii Iyo dagaalkii Oromada iyo Soomaalida

Bulsha:-  Kadib kulamo kala duwan  oo ka dhacay magaalada Adis-ababa ee Xarunta itoobiya ayaa la sheegay in Xal looga gaadhay Colaadii u dhaxaysa Soomaalida iyo Oromada Itoobiya.


Dagaalo soo Noq-noqday ayaa dhowaan dhexmaray Soomaalida iyo Oromada, iyadoona la filayo inay Xaaladu kusoo Noqoto deganaansho hadii la dhaqan geliyo Heshiiska.

Waxaa sidoo la go’aamiyey in dadkii ka barakay dhulkoodii dib loo celinayo, Islamarkaana Lasoo celiyo Hantida la kala qabsaday.








Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment