Bulsha:- Madaxweynihii hore ee Maamulka Ximin iyo Xeeb Maxamed Aadan Tiicey oo 4 Sanno iyo 2 bilood ku xidhnaa dalka Belgium-ka ayaa dib u helay xoriyadiisa isagoo soo gaadhay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, Wuxuuna Tiicey u xidhnaa eedaymo loosoo jeediyey kuwaasi oo ku saabsanaa Budh-cad Badeednimo.
Waxaa Garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyay jaaliyadana Somaaliyeed ee halkaasi ku dhaqan, waxayna sheegeen inay ku Faraxsan yihiin Inuu Xoriyadiisa dib u helo, Sidoo kale waxaa isaguna Warbaahina la hadlay Maxamed Aadan Tiicey.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment