Bulsha:- Naagaha cajirka weyn waxay sidaas oo kale ka weyn yihiin barida ama dabada, raga marka ay arkaan naagaaas miyirka ayaa ka tagaya
naagaha buuran oo caloosha ka weyn raga ma jeclaha farqi baa u dhexeeya cayilka nooca uu yahay naagta marka cajirka ka galo caloosha iyo feeraha quruxda ayaa ka buubaysa laakin marka cajiraha uu yahay cayilka ama dabada oo qurux waxaad arkaysaa naag garbaha iyo qoorta ka dhuuban iyo wejiga laakin hoos ka weyn

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment