Bulsha:- Maxamed Cabdilaahi Gaagaalle waa Nin Soomaali ah oo magaalada London ee Wadanka Ingriiska ku shaqaysta Tex ama gaadhi yar oo nooca Dadku ku adeegto ah,wuxuuna shaqadan Baabuurka ama darawalnimada kusoo jiray ilaa 2006-dii.
Maxamed ayaa noqday Tex siilihii ugu daacadsanaa adduunka kadib markii uu dhawaan gaadhigiisa ka dhex helay lacag gaadhaysa 5o kun oo Lacagta Yuuooga ah oo ay kaga dhex tageen Dad uu qaaday balse arrinta yaabka leh ee Maxamed keentay in indhaha Dadka ku dhaqa Engriiska uu soo jiito ayaa ah in uu Lacagtii u celiyey Dadkii lahaa intuu la raadiyey Taas oo aad ay ula yabeen Dadka reer Londo.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment