Sidee lagu ogaan karaa in Ninka uu bikro yahay (warbixin Muhiim u ah Qofwalba Akhriso)

Bulsha:- Ragga badanaa waxaa ay raadiyaan marka ay guursanayaan gabar ( bikro) ah oo aanan horey u soo sameynin galmo oo iyaga ayaa bikra jabiya,markaas ayuu gabarta aaminayaa oo guurkiisa ku farxayaa.

hadaba gabdhaha guursanaya ragga waxaa ay weydiiyaan oo kaliya in uu guur kale soo maray kaliya iyaga oo aanan weydiinin in uu bikro yahay iyo in kale mana  kala ogaan karin in warka uu ninka u sheegayo uu run yahay iyo in kale,waxaana maqaalkan idinkugu soo gudbinayaa qaabka ay ku ogaan karaan gabdhaha guursanaya in ninka uu galmo hore soo sameeyay iyo in kale.

baaritaan dhawaan la sameeyay ayaa waxaa lagu soo ogaaday in la ogaan karo in ninka uusan galmo hore u soo sameynin taas oo ah, labada dhagood ayaa waxaa uu ku leeyahay dhibic gaduudan ama bar guduudan   oo marka aad loo fiiriyo ka muuqaneysa ninka inta uusan sameynin galmo uu naag kale la sameeyay,waxaana ay baa ba,daa gabi ahaanba marka uu ninku  sameeyo galmada ugu horeysa oo uu la sameeyo haweenta.

dhibicdan gaduudan ayaanan saameeyn ku yeelanin marka uu ninka gacanta iskaga keeno biyaha ama waxa soomaalida u taqaano(siigada),waxa ay baa,ba,daa kaliya marka uu ninku sameeyo galmada ugu horeysa noloshiisa oo uu naag la sameeyo.
ugu danbeyntii ayaa gabdhaha soomaalida ee doonaya in ay guursadaan waxaa la farayaa  in ay ninka ay guursanayaan ay iska fiiriyaan in uu soo sameeyay galmo hore ama uu bikro yahay iyo in kale taas oo ay ku hubin karaan dhibicda ugu taala labada dhagood oo haddii uusan lahayn ay sabab cad u tahay in uu ninkan galmo adiga kaa hore sameeyay taas oo haddii aadan iska hubinin laga yaabo in cuduro laga qaado oo halis galin kara nafta gabadha mustaqbalka dhaw ama kan fog.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment