Priyanka Chopra Fariin Ayee Usoo Dirtay Gabdhaha Dunido Dhan Somalia Wey Kujiraan!!

Bulsha:- Atariishda weyn ee Bollywoodka iyo Hollywoodka isku ah ayaa fariin waaqi ah udiraty dhamaan gabdhaha dunidoo dhan kunool.

iyadoo ka faaideysanesay 8 bishii March ee  aan so dhafnay isla sanadkaan oo aheyd maalinti haweenka ayee qoraal soodhigtay baraha bulshada waxayna tiri,” fariintaan weyn aan udiraayo gabdhaha dhalinyarada ah ee kunool aduunko dhan iyo indida aya waxay tahay in aysan marnaba qofna u ogolaanin inay ushegaan waxay noqon doonan, waxay sameen doonan iyo waliba waxaad rabtid inaa noqoto (cidna yeenan idin qasbin ee waxaa idinka maskaxdina jeceshahay un sameya).”

xidigtaan oo daafaha caalamka caan ka aha ayaa hadalkeeda ku dartay,” qarniyo badan gabdhaheena waxaa looshegi jiray cunada nooce jecelyihiin, dharka ay xiranayan waa loo dooqi jiray, talaabo walbo oo ay qaadayaan wa mid amar ka horeysa, balse hada waxaa lajoga xiligii gabdhaha dooqoda shaqeynayey iyo waxay ayaga rabaan inee sameystan, nustaqbalkeeda gabdha ayada goaamineso iyo waxwalbo nafsadeda quseyo.” aye kudartay aktarada.
hadaba fariintan sido kale gabdhaha soomaaliyed wey kujiraan dadka loosodiray,ee Priyanka miyee kusaxsantahay anaga marki soomaali ahaan naloo fiiryo aqriste sidee u aragta fikirka PeeCee kasoo yeeray?











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment