Bulsha:- Farshaxanistaha weyn ee soomaaliyeed Amin Arts ayaa sawir cajiib ah kasameeyay hogaamiyaasha madasha iskaashiga ay sameysteen madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka oo dhawaan kadhacay magaalada kismaayo.
Sawirkaan ayaa kaaga muuqan doono xogo xasaasi ah oo shaqsi waliba oo madaxweyne ah waxaana si dhow loogu iftiimiyay xaalada dalka soomaaliya maraayo iyo sida shacabka ugu baahanyihiin nabad iyo hormar.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment