Waxa ay haweenka u arkaan arintaan amar dadban oo loogu sheegayo in cunnada ay soo diyaariso , iyadoo jumllada labaad ee ay haweenka neceb yihiin waxa ay noqotay “Ma qasab baa in aan wax waliba ihtimaam siiyo yacnii qabto”waan jumlada ragga mar waliba ku dhawaqaan marka xaasaskooda wax ka dalbadaan sida in ay ihtimaam siiyaan caruurta
Sidoo kale haweenka waa ay neceb yihiin ragga sabarka ku yar yahay marka ay hor taagan yihiin wajihada suuliga oo ay xaaskiisa suuliga ku jirto isla markaana ku yiraahda naga soo dhaqso
Haweenka arinkaasi ka carooda ayaa lagu qiyaasaa%54 , waxa ayna haweenka tilmaameen in suuliga ugu soo daahaan is qurxin ayna ragga ka doonyaan erayo ay ka mid yihiin alla qurxoonidaa maanta xitaa haddii aysan dhab ka aheyn .

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment