Shax aad ku ogaan karto Naagtaada ay gogol dhaaf sameysay

Bulsha:- Inkastoo ay aad u xuntahay in aad ka shakiso Marwadaada ,hadana marar badan ayey dhacdaa in raga qaarkood ay shaki ka qaadaan Marwadooda,dabeecadaas waa mid xun ,saas ay tahay hadana waxaan isku dayeynaa in aan qancino raga noocaas ah oo maseyrka badan.

Inkastoo ay aad u xuntahay in aad ka shakiso Marwadaada ,hadana marar badan ayey dhacdaa in raga qaarkood ay shaki ka qaadaan Marwadooda,dabeecadaas waa mid xun ,saas ay tahay hadana waxaan isku dayeynaa in aan qancino raga noocaas ah oo maseyrka badan.

Dhowr qodob ayaad ku ogaan kartaa in Naagtaada ay Gogol dhaafka bari ka tahay amaba ay sameysay,si ay Naftaada u qanacdo,maadaama ay arrintan tahay mid xasaasi ah ,waayo Maseyrka waa mid aad u kulul.



 Hadii uu badan yahay dhaq dhaqaaqa Xaaskaaga ,oo hadana ay been ku lamaansanatahay,xishood yarna uu jiro.



 In guriga ay timaaddo waqtiyo kala duwan ,habeenada qaar na ay ka caajisto galmada xalaasha ah ee gurigiina.


 Adigoo u baahan Xaaskaaga hadii ay habeenkii kugu adkeyso,oo hadana habeenkaas Subaxdeeda ay hurdada ku daahdo.



Intaan oo dhan hadii aad ku aragto Xaaskaaga ,waxa ay u badan tahay in ay sameysay gogol dhaaf laakiin ma ahan arrin lahubo ,waa saadaal la sameeyay ,oo qaarkood la tijaabiyay laguna guuleystay baaristeeda ,laakiin wax walba wey dhici karaan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment