Sadax Qodob oo Muhiim ah Inaad Ku Dhaqanto Xilliyada Qaboobaha si Jaceylkiina Usii Kordho Adiga Iyo….

Bulsha:- Qaaradaha kala duwan ee caalamka ayaa waxa la galaa xiliyo kala duwan sida guga, dayrta, xagaaga iyo jiilaalka. Qof walibana qabowga uu dareemo waxa ay ku xiran tahay meesha uu joogo xiliga xaggaaga. Isbadelka jawiga iyo cimilada caalamka oo baryahan dambe dhacay ayaa waxa aad qabow looga dareemay meelo badan oo caalamka ka mida ah sida Hargeysa.

Xiliga jiilaalka ee qabowgu aad u sareeyo ayaa qof kastaa waxa uu jecel yahay in uu sariirta si dhaqso ah uga soo degin. waana xili lamaanahu aad uga helaan.

Waxa dhawaan lagu sheegay maqaal ku soo baxay jariidada la yiraa perception in ragu ay aad u xiiseeyaan dumarka jirkooda xiliga jiilaalka ee qabowga lagu jiro. Xiligaas oo dumarka jirkoodu ka qarsoon yahay ragooda, sabatoo ah dumarka oo dhar badan ka xirta dhaxanta dhacaysa.

Waana waqti uu ragu u arko haweenka jirkooda mid raaxo ah. Sidaa darteedna ay haboon tahay in haweenku jirkood aad uga shaqeeyaa xiliga jiilaalka.
Laakiin xiliga xagaaga ee kuleelku dhacayo oo haweenku jecel yihiin dhar khafiif ah ayaa waxa badan cambaaraynta raga.

Hadaba si aan loo kala caajisin ayaa Allsiyaasad waxa ay idiin haysaa arimo kor u qaadaya xiisahiina jacaylka, kuwaas oo ah:

Iskululeeya – Waxa aad si degan qoorta uga afuuftaa lamaanahaaga,dhegaha iyo dhinaca gudaha ee cajirka. Ama waxa aad cabtaa wax kulul sida shaah inta aanad hoosta ka soo galin lamaanahaaga oo aanad dhunkasho ku bilaabin.

Jirka jirka saara – Xiliga ciyaarta raaxadu socoto ayaa waxa haboon in labada jir isa saaran yihiin taas oo kor u qaadaysa dareenka iyo xaraarada.

Meel cusub – Marka aad joogtaan gurigiina ee aad dhaqanaysaan dharka ayaa ah meel kulul, markaa is daneeya oo isu soo dhawaada.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment