MUUQAAL: Dr. Cali khaliif oo Sharaxay Wuxuu Hargeisa ku arkay iyo baahiyaha Kala duwan ee ka jira Halkaasi

Bulsha:-  Waxaa magaalada Hargeisa Mudooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa Dr. cali Khaliif Galaydh madaxwaynihii maamulka Khaatumo, Wuxuuna ka hadlay waxyaabaha uu Halkaasi ku arkay oo ay ugu dambaysay 1999-kii. ?


Cali Khaliif ayaa sheegay inay Hargeisa samaysay Horumar Balaadhan, Wuxuuna xusay in dhaqaalaha badan ee halkaasi yaala ay shacabku doorwayn ku leeyihiin, Sidoo kale wuxuu ka hadlay baahiyaha ka jira.

“Magaaladu aad ayay u kortay oo u dhisantay,   Baabuurta iyo Gaadiidka joogaa waa mid balaadhan, Waxaa muuqda Horumar dhaqaalle inuu jiro, waxaana filayaa inay shacabku dhisteen, Hadii aan Nabad iyo Xasilooni Jirin cid Hargeisa waxba ma gashateen,  Waxayse dadku dhib ku qabaan arimaha Biyaha iyo Wadooyinka” ayuu yidhi.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment