Maxaa Keena in Ninka Raga ah uu Guska ka Jilco inta uusan Gaarin Da,da 30 Xiliyadan Danbe.

Bulsha:-  Sanadadaan banbe raga joga waxaa ay la kulmaan inta badan dhibaatoyin bdan kuwaas oo laga yaabo in ay isku kenaa inta ay ku jiraan da,da dhalinyarada waayo dhalinyarnimo waa arin dhib bdan waayo qofkas waxaa dhici karta in uusan kala aqoon wax dhib u keeni karta marka uu gaaro xiliga da.da ama duqnimada.

Xiliyadan danbe waxaa la arkay dhalinyaro bdan kuwas oo xaga raganimda ay ka sii dhamanee taasna waa caqabda kaliya ee soo wajihi karta marka uu ninka raga ah uu marayo xiliga dhalinyarada.

Dhalinyarada hada joogta waxaa intooda badan la arkaa iyagoo isticmalaya kaniin kaas oo laga yaabo in in uu dhib weyn u keeni karo xiliyada danbe ee mustaqbalkisa hada maxaa keena in dhalinyarada sanadadaan uu ka jilco guska .

1: waxaa keena in guska uu jilco siigada badan

2: waxaa keenakaniiniga la cunayo ka hore xiligii loogu tala galay ka hore

3: waxaa keena oo kale in aad naag baashaalido hadana aadan iska bixin biya dareenka.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment