Barafuunka oo la ogaaday in uu qeyb ka qaato Galmada Sir muhiim ah.

Bulsha:- Warbixin dhawaan la soo saaray ayaa sheegeysa in Barafuunka ,gaar ahaan kan Carafta badan uu qeyb weyn ka qaato arrimaha Galmada ,sidaas daraadeed ,waxa ay qubarada ay sheegayaan in muhiim ay tahay in ay badsadaan qoyska laamanaha xilliga habeenkii ah.



Nelmon Mesion  oo ah gabar u dhalatay dalka Jabaan ayaa tilmaameysa in hammi badan o dhinaca galmada ah uu keeno Barafuunka ,marka lagu guda jiro xilliga galmada ‘Sidaas daraadeed ,waa in ay gabadha is ticmaashii xilliga hurdada ,sidoo kalana uu Ninka raga ah isicmaalaa isagana” sidaas waxaa yiri Nelmon Mesion.


Isku soo  wada duubo Warbixintan ayaa waxa ay iftiimeynesaa in Barafuunka carafta badan ay badsadaan laamanaha xilliyada hurdada si uu u kordho Galmada ay sameyanayaan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment