Khubaradan Oo Baadhitaan Ku Samaysay Maskaxda Dad Shegay In Jacayl Hayo. Waxay Ogaadeen In Qofku Markuu Xubi iyo raaxo Ku Jiro Uu Noqdo Mid Aad U Fir Fircoon . Maskaxdisuna Si Fiican U Fikirto . Awooda Shaqadeeduna Kor U kacdo.
Sidoo Kale Daraasadu Waxau Iftimisay In Caadiifadu Muhiim U Tahay Farxada Bani Aadamka Iyo In Qofku Ku Xidhnaado Bulshadiisa Waxaanay Cilmi Baadhistu Soo Jeedisay In Dareenka Jacayl Keeno In Qofku Si Fiican u Fikiro.
In Wada Jir La Ahaado Waxay Keentaa In Qofku Noqdo Mid Si Fiican U Fikira Waxa Kale Oo Qofka Jacaylku Hayaa Noqdaa Mid Aad U Naxariis Badan Oo Qalbigiisu Soo Dhaweyn Badan Yahay . Maskax Ahaana Si Fiican U Fikira Ayaa Lagu Yidhi Qoraal Ay Soo Saareen Khuburada Cilmi Baadhista Saamayay Oo KaTirsan Jaamcada California.
Cilmi Baadhistan Waxaa Laga Qaaday 20 QOF Oo Da,doodu Celcelis Ahaan Tahay 20 Jiro Waxaana Mid Kastaba La Baadhay Maskaxdiisa Gaar Ahaan Waqtiyo Uu Qoraal U Dirayay Qof Uu Aad U Jecel Yahay Siiba Kalmado Naxariis Jacayl Ka Muuqdo Uu Qofku Fariin Ahaan Ugu Diraayay Lamaanihiisa Kale.
Natijada So Baxdayna Waxay Noqotay In Dadkaasi Badan Koodii Maskaxdoodu Fikirka Aad U Badisay Shaqada Ay Jidhka U Haysana Si Fiican U Kordhisay oo faa’ido weyna ay ka helaan

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment