Bulsha:- Quruxda  jirka ee dumarka  waxaa ay aad u soo jiitaan indhaha Raga.Waxaa kaloo jirta in raga qaar ey xiiseeyaan qeyba ka mid ah jirka dumarka hadaba waa halkee meelaha ey uugu jecelyihiin raga in ey marwalbaba ka fiiriyaan dumarka:

1: Bishimaha

Bishamaha waa qeyb kamid ah quruxda dumarka ee soo jiidata indhaha raga maxaa yeelay raga waxaa ay mar waliba ka fiiriyaan dumarka qaabka bishamaheeda iyadoo  sababta ay uga dhigaan in ay bishimaha quruxda badan a y aad ugu qeyb qaataan xiliga shumiska ama baashida  adigoo aaanan ka daaleynin in aad mar walbaba shumisid bishimahaas qruxda badan isla markaana ay leeyihiin dareen gooni ah .

2:  Naasaha

Qeybtaan raga waxa ay ku tahay sida magnetka oo kale  aad iyo aad ayey u soo jiidataa .

Xiliga Ugu horeysa  Raga  ey  indhaha saaraan dumarka  waxa ey ka eegaan xaga iyo naasaha. Raga badan kood kama fikiraan inta u la ekyahay naaska dumarka lkn waxa ey aad u fiiriyaan soo jiidashadiisa iyo qaab dhismeedka uu leeyahay taas oo iyadana dareen gooni ah ku dhalisa ragga

3: Gadaal Ama Dabada.

Qeybta danbe oo loo yaqaano dabada ama backa oo ragga qaarkood xiliga ay indhaha saraan durbaba kudhasha kacsi iyo dareen waali ah iyadoo ragga qaarkood ay ad uxiiseeyaan gabdhaha u weyn qeybta danbe waxaana xusid mudan in hablaha gadaal u weyn aysan dhulka dhicin taasina ay ragga isku dilaan.
 












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment