-Dhunkashada Dheer (Dhuuqmada) waa mida afka dhan uu ka qeyb galo, bishamaha carabka, ilkaha iyadoo qoor gilin ay ku jirto. Waxa la xaqiijiyay in ragga 70% iyo 60% oo haweenka ah ay jecel yihiin noocaan.
-Dhunkashada Sanka: waxaa jecel 90% haweenka halka 55%, ragguna ay jecel yihiin.
-Dhunkashada carabka: waa midda madax ilaa labada cagood gaarta.
-Dhukanshgada balanta: waa dhunkashada naaska waxaana jecel ragga 75% halka haweenkuna 95% jecel yihiin..
-Dhunakashada kadiska qof oo aan ku ogeyn oo aad dhukansho ku xado ayaa heer kulkeeda waxa uu yahay 10 darajo.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment