Bulsha:- Mega Star Salman Khan ayaa haatan ku duubayo filimkiisa weyn Tiger Zinda Hai magaalada Abu Dhabi waana jadwalka ugu dambeeyo filimkaan.
Salman Khan qoraalkan ayuu baraha bulshada soo dhigay wuxuuna yiri “Waxaan ku duubayaa Abu Dhabi Tiger Zinda Hai waa mahad santihii dowlada iyo dhamaan taageerayaasha jaceylka iyo garabka weyn na siiyeen”
Jadwalkaan wuxuu qaadan doonaa 40-maalmood waa jadwalka ugu waqtiga dheer waxaana duubista Salman Khan kala qayb qaadaneyso Katrina Kaif.
Filimka Tiger Zinda Hai horey waxaa loogu duubay Austria iyo Morocco waana mashruuc qaali ah oo uu Director ka yahay Al Abas Zafar halka Aditya Chopra uu soo saare ka yahay waxaana la daawan doonaa 22 December 2017.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment