Tani waxey keentay in dumarka labadaas xubnood u weyn mar walba raggu isha la raacaan, taasoo kuwa kale ee asaagooda ah badanaa ku abuurta kalsooni la’aan iyo in ay dareemaan in jirkoodu aanu aheyn mid ragga soo jiidan kara.
Hadaba baaritaano dhanka caafimaadka iyo noloshaba ku saababsan oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dumarka naasaha yar yar leh ay meelo badan uga wanaagsan yihiin kuwa asaagooda ah ee mar walba ishu qabato, meelaha la xusay ee muhiimka ah oo xiiso.com ay soo tarjumtay ayaana waxaa ka mid ah..
1- Dumarka naasaha yar yar leh dhibaato ma dareemaan marka ay dadka xabad gelinayaa (hab siinayaan), kuwa asaagooda ahse arintaan dhib ayey kala kulmaan, kumana deg degaan xabad gelinta.
2- Xanuun ma dareemaan marka ay ordayaan dumarka naasaha yar yar leh. kuwa kalesa maba ordi karaan amaba horey ayey ka xanuunsadaan.
3- Naasaha yar yar aad uma dhacaan lamana dareemo marka haweeneydu gabowdo. halka kuwa kale ay si weyn u dhacaan oo ay gaaraan meelo hoose, haweeneyduna ay dhib badan kala kulanto.
4- Dumarka naasaha yar yar leh waxey awoodaan inay xabadka u seexdaan. kuwa kalese dhibaato baaxad leh ayey kala kulmaan mana awoodaan badankood.
5- Haweeneyda naaska yar leh waxey si fudud ku xiran kartaa dharka nuuca xabadka ku jooga ee dumarku u xirtaan raggooda si ay quruxdooda u muujiyaan, halka kuwa kale aysan awoodin ama ay ku adag tahay.
6- Naaska yar hadii si walba ninku u isticmaalo xiliyada raaxada, si walbana uu u salaaxo, si sahal ah kuma dhaco, muddo badana wuxuu ahaada mid fadhiya, halka naaska weyn uu dhowr bilood ama sanad ku dhaco, isagoo durbadiiba is bedela.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment