Daawo:- Nasra Xasan oo Soomalida Mareykanka Kusoo Kordhisay Arin Ku Cusub, Waraysi Xiiso leh oo ay Bixisay

Bulsha:-  Waxaa dalka Mareykanka kusoo badanaya dhalinyarada Soomaaliyeed ee la imanaya halabuurrada gancsi ee ay iyagu gaarka u leeyihiin.


Nasra Hassan waa gabadh dhalinyara ah oo ku nool magaalada Columbus ee gobolka Ohio, waxay leedahay xarun soo saarto kareemooyinka jirka, sidoo kale waxay sameysaa cuntooyin kala duwan, Waxayna u warantay Wariyaha VOA-da Sahra Abdi Ahmed iyadoo soo booqatay xarunta VOA-da ee magaalada Washington.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment