Naagtaan ninkeeda daba ka galmoon jiray ayaa mar waxay ka soo qeyb gashay xalqo lagu waaniyo ama looga hadlo arimaha qoyska, taas oo lagu soo hadal qaaday in ay dabada xaaraan tahay diinta islaamka ay ogashay in naagta xubinta taranka looga galmooda, naagta markii ay maqashay xadiis ku soo arooray in dabada xaaraan tahay ayay iska ilmeeysay iyadoo halkaas ku ooyday, waxayna sheegtay ogaal la aan in ay u smaeen jirtay.
Dabada dumarka looga tago waa wax fool xun oo diinteenana ay xaaraan ka dhigtay, dhaqaatiirta ayaa sheega in cudurka HIV laga qaado inta badan galmada dabada laga sameeyo, haweeneeyda la kulantay naagta 10ka sano ninkeeda daba uga galmoonayay ka daawo muuqaal ahaan halkaan
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment