Rag iyo Dumar keebaa Si dhab Jaceylka u yaqaana????

Bulsha:- Maalmahaan waxaa aad u soo ifbaxay Dhalinta sanadkaan jirta oo aad iyo aad ugu sii caan baxay dhanka fanaannimada iyo u kala baxa inay yihiin fanaaniin cod qurxoon iyo abwaano aad u da’yar

Taasi ayaa waxay dhalineysaa in dhalinta badankooda ay kula baxaan labo qeybood oo kala ah dhanka cudurka loo yaqaano buufiska dad ay ku beeran yihiin iyo kuwa kale oo ku biira fanaaniinta

Maalmahaan dambe waxaan arkaynaa dhalin ay da’doodu tahay 15 – 25 oo ay hadda ku cusub tahay fanaan nimada ayagoo ereyada ay ku luqeynayaan kala tashadaan abwaaniinta da’da yar ee hadeertaan jirta kuna jirta kooxaha sida Heegaan, Horseed iyo Kooxo kale

Haddaba su’aasha is weydiinta mudan ayaa ah haddii aan u jaleecno dhanka Jaceylka keebaa ku adaga inuu wax jeclaado Ragga iyo Dumarka? Keebaase ku fudud in la jeclaado Ragga iyo Dumarka? Raacina Sawabta?

Su’aashe kale waxay tahay dhanka heesah inta badan waxaan maqalnaa Rag iyo Dumar oo ka heesa tiyaatarada, Idaacadaha, TV-yada iyo Meelo kale Sida Aroosyada iyo waxyaabaha kale oo la midka ah Sidaa darteed Su’aasha iyana Taala ayaa waxay tahay inta badan Ragga iyo Dumarka keebaa ku luqeeya Erayada Jacelka? Keebaase ku luqeeya Erayada Kasoo horjeeda Jaceylka? Raacina Sawabta?

Adiguse ma jeceshahay inaad noqoto Fanaan ama Aad noqoto Abwaan Hadii ay jawaabtaadu haa tahay Maxaad ku dooratay hadiise ay maya tahay Maxaad ku diiday.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment