Bulsha:-Waxaa hori idinla wadaagnay in la hadal haayo Saif Ali Khan gabadhiisa Sara Ali Khan filimkeeda koowaad ee bollywood-ka ah u sameyn doonto filim sameeye Abhishek Kapoor.
Waxaana filimkaas hogaamiye ka ah Sushant Singh Rajput filim sameeye Abhishek Kapoor ayaana dib u soo laaban doono maadaama in mudo ah uu filim sameynin waxaana filimkiisa mar kale hogaamiye ka noqan doona Sushant Singh.
Sida la sheegaayo filimka Kedarnath waa filim jaceyl ah oo dareen weyn xambaarsan filim sameeye Abhishek ayaan rumeysan in Sara doorkeeda ay kasoo baxi doonto inkastoo uu yahay filimkeeda ugu horeeyo.
Sushant Singh Rajput ayaa markiisa labaad la shaqeyn doona Abhishek Kapoor asigoo hori u sameeyay filimka uu bollywood-ka ugu soo biiray Kai Po Che waxaana filimka Kedarnath isla maal gilin doonan labada shirkada ee

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment